More

    Dhagayso: Soomaaliga ku dhaawacmay Tehran ee soo badbaaday oo BBC da la hadlay

    Published on:



    , 2025-06-20 09:42:10 ,

    Ardey Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Cali oo wax ka baranayay dalka Iran ayaa waxa uu ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarada Israa’iil ee ka dhacaya magaalada Tehran ee dalka Iran, sida ay sheegtay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga. Ninkaan dhallinyarada ah oo ka baranayay jaamacad ku taalla Tehran taqaqus caafimaad oo la xiriiray kansarka ku dhaca caruurta, ayaa waxa uu sheegay in ay soo samatabixisay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga, waxa uuna haatan ku sugan yahay dalka Turkiga.

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here