, 2025-07-23 08:05:40 ,
Qoraalka Codka, Xiisad ayaa maalmahan ka taagneyd magaaladaDhegeyso: Waa sidee xaaladda Beled Xaawo ee saakay?3 Saacadood ka horWararka ka imaanaya magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay xaaladdu deggen tahay ka dib markii shalay subax ay halkaa dagaallo ku dhex mareen labo ciidan.Labada ciidan ayaa kala taageera maamulka Jubbaland iyo dawladda federaalka ee Soomaaliya.Dagaalka ayaa dhashay ka dib markii halka uu gaaray sarkaal sare., waxaana shalay rasaas laga maqlay xarumaha dawladda ee magaalada Beled-xaawo.Dawladda Soomaaliya iyo Jubbaland ayaa qoraallo ay soo saareen wuxuu midba kan kale ku eedeeyey inuu dagaalka soo qaaday.Maxamuud Axmed Colow oo ka mid ah ganacsatada magaalada Beled-xaawo ayaa BBC uga warramay xaaladda saakay.