More

    Tag: xaqiijisay

    Masar oo xaqiijisay in ay ku biireyso howlgalka AUSSOM

    Qaahira —  Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya,...

    Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro

    Hargeysa —  Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...

    Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada Ethiopia aysan ku jiri doonin howlgalka AUSSOM

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS...