More

    Tag: Isniin

    Isniin, Apr 28, 2025-Hogaankii Dhismaha Ciidanka Boliiska ee qaabilsanaa Hirgelinta Dhismayaasha Dawladda oo 34sano kadib la hirgaliyey

    Hogaankii Dhismaha Ciidanka Boliiska ee qaabilsanaa Hirgelinta Dhismayaasha Dawladda oo 34sano kadib la hirgaliyey ...

    Isniin, Apr 28, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta

    Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta ...

    Isniin, Apr 28, 2025-Sacuudi Carabiya oo si kumeelgaar ah u joojisay fiisayaasha Xajka muwaadiniinta 14 dal oo Soomaaliya ku jirto

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Kahor Xajka 2025, Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kumeelgaar ah u mamnuucday bixinta fiisayaasha muwaadiniinta kasoo...

    Isniin, Apr 28, 2025-Somaliland oo sheegtay inaanay ku dhex milmi doonin colaadaha Bariga Dhexe

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inaanay qayb ka noqon doonin colaadaha ka taagan Bariga Dhexe sida dagaalka Qasa, kadib...

    Isniin, Apr 28, 2025-Puntland oo soo saartay go’aamo lagu xakamaynayo tahriibka dhalinyarada

     Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay...

    Isniin, Apr 28, 2025-Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in lala wareego hantida diblumaasi Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay xagjirnimo

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diidday codsi ka yimid dowladda Kenya oo ku saabsan in lala wareego...

    Isniin, Apr 28, 2025-Xafiiska Xajka Soomaaliya oo digniin arrimaha Xajka la wadaagay Xujeeyda sanadkaan Xajineysa

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Xafiiska Arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan Xujeeyda Soomaalida...

    Isniin, Apr 28, 2025-Somaliland iyo Taiwan oo iska kaashanaya amniga badda iyo la dagaalanka budhcad-badeeda

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inay Taiwan kala saxeexan doonaan heshiis ay iskaga kaashanayaan amniga badda iyo horumarinta dhismayaasha...

    Isniin, Apr 28, 2025-Dowladda Mareykanka oo $170 Milyan oo Gargaar ah ka Jaratay Soomaaliya

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa jaratay $170 milyan oo gargaar ahaa oo loogu talagalay Soomaaliya, sida uu sheegay urur...

    Isniin, Mar 10, 2025-Itoobiya oo soo iibsanaysa maraakiib cusub xilli ay dadaal ugu jirto inay hesho marin badeed

    Markabka ugu weyn maraakiibta ganacsiga Itoobiya ee Abay II, oo markii ugu horaysay soo gaadhay dekedda dalka Jabuuti 25-kii Juun, 2023. Xuquuqda Sawirka:...

    Isniin, Mar 10, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada

    Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa...

    Isniin, Mar 10, 2025-Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka

    Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka ...