More

    Tag: 2025Madaxweynaha

    Khamiis, May 22, 2025-Madaxweynaha Maraykanka oo si adag u weeraray Madaxweynaha Koonfur Afrika oo booqasho ugu tagay

    Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ku eedeeyay inuu oggolaaday in la laayo...

    Sabti, May 17, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

    Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya, khudbadna ka jeedin doona Shir madaxeedka 34aad...

    Isniin, Apr 28, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta

    Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta ...

    Axad, Mar 30, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera

    Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla markaana ayna...

    Isniin, Mar 10, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada

    Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa...

    Talaado, Jan 21, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda...