Dhegeyso: Faahfaahin ku saabsan shirka golaha wadatashiga ee Muqdisho ka furmay

0
240
Dhegeyso:  Faahfaahin ku saabsan shirka golaha wadatashiga ee Muqdisho ka furmay



, 2025-05-06 19:08:13 ,

Magaalada Muqdisho waxaa galinkii dambe ka furmay shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka ee loo yaqaanno shirka golaha wadatashiga.Shirkan ayaa hore u baaqday laba goor, lamana sheegin sababta, waxaana maanta furitaankiisii ka soo qayb galay hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo markii ugu horreysay shirka ka soo muuqday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here