Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in dadka ay ehelladooda ku aasan yihiin qabuuraha iskuul buluusiya ay kala baxaan.
Wasaaradda Gaashandiga ayaa sheegtay in dhulka...
Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan...
Washington —
Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo...
Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya
Barnaamijka Galka Baarista waxa ku saabsan yahay halista ka iman karta dharista dhirta Soomaaliya ee dhuxusha...
Washington —
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii sheegay in dawladda Soomaaliya filayso in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka...
Muqdisho —
Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan...
Washington —
Isbedelka Cimilada ayaa ka sokow saamaynta uu deegaanka ku yeeshay waxaa jira saamayn ballaaran oo uu ku yeeshay dhinaca dhaqaalaha, taas oo...