More

    Guddiga Dib u eegista Dastuurka oo la kulmaya qeybaha bulshada

    Published on:


    Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maalmahan waday, kulamo wadatashi ah oo ku aaddan wax ka baddalka iyo dhameystirka cutubyada hore ee dastuurka. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here