More

    Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?

    Published on:


    Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan doono lacag u gaar ah sanadka soo socda ee 2025-ka.Qaar ka mid ah dadka ay VOA-da la hadashay ayaa ka hor yimid hadalka madaxweyne Saciid Deni ee ah in Puntland sameysato lacag u gaar ah, halka kuwa kalena ay ku taageereen.Warbixin ku saabsan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here