More

    Madasha Haweenka: Doorka Haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasadda

    Published on:


    Nairobi — 
    Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorka haweenka Soomaaliyeed ee siyaasadda, waxaana marti ku ah Caasha Geelle Diiriye, oo horey wasiir iyo xildhibaan uga soo noqotay Puntland, iminkana u dhaqaaqda arrimaha bulshada.Waxaa soo jeedineysa Intisaar Saalax Xuseen.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here